Hargaysa(AN )Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxaa uu Inoo Sheegi Doonaa Hadalo Is Khilaafsan Oo Isaga ka Soo Yeedhaya,Xisbiga Kulmiye Ayuu Xaqiijinayaa inay U Doorteen Gudoomiyenimada Muuse Biixi Balse Markale ayuu War Cusub La Imaanayaa,Sidoo kale Waxaa uu Dhaleecaynayaa oo Maagayaa Xisbiga Wadani Maalintii Shalayna Wuu Ku Biiray,Maxaa Khaldan Siyaasadu Ma Noocan Baa








