War Deg Deg..Gudoomiyaha maxkamada racfaanka G.awdal iyo Salal Oo iscasilay.

0

Boorama(AN)War Deg Deg..Gudoomiyaha maxkamada racfaanka g.awdal iyo salal Idiris Faarax Muuse ayaa somalinews uu xaqiijiyey in uu xilkaasi uu si rasmiya uu iskaga casilay.

 

 

Arabsiyo.net

Hargaysa Office