Daawo: Xamaam Loo Xidhay Inuu Basaas U Yahay Pakistan Halisna Geliyay Amniga Raysal Wasaaraha Hindiya

0

Punjab (Arabsiyo News) Milatariga dalka Hindiya ayaa baahiyay, muuqaalka shimbir nooca xamaamka loo yaqaano ah, oo ay ku xidheen khafiska shimbiraha, kuna jira xabsi ku yaala degaanka Punjab ee qaybta Hindiya.

Shimbirkan xamaamka ay ayay dawlada Hindiya ku eedaysay inuu u basaasayay Pakistan, halisna ku ahaa raysal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi, shimbirkan ayaa warbaahinta la tusay isaga oo ku xidhan xabsi ku yaala qaybta Hindiya ka taliso ee gobolka Kashmir

Halkan hoose ka daawo !!

 

Hargeisa Office

ArabsiyoNews@gmail.com