Hargeysa(Arabsiyo News) Xildhibaan Axmed Maxamad Diiriye Nac-nac kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay xarunta golaha dhexdiisa ayaa sida fiinta uga qayliyay barnaamij uu soo saaro Cali Xaaraare, iyo masuuliyiin uu sheegay inay ka tirsan yihiin xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeya.
Waxaanu xildhibaanku ffariin adag u diray wariye Cali Xaraare iyo masuuliyiintaasi uu sheegay inay ka tirsan yihiin xisbiga mucaaridka ah ee wadani.
Halkan Ka Daawo








