Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa maalmihii ugu danbeeyey ka dilaacay kooxo budhcad ah kuwaasi oo dadka ku weerara baangayaal iyo Toorey.
Dadwaynaha Magaalada ayaa gabi ahaan noqday qaar habeenkii fiidka hore ka xerooda suuqyada iyada oo ay cabashada dadku sidoo kale ku dareen in aan habeenkii salaada Cishaa,I lagu tukan Karin masaajida.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka.








