Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo gureynta Somaliland Muddane Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexaan ) ayaa waxaa uu afkiisa ka sheegay in ay gabi ahaanba istaagtey qaandhankii ay dadku u uruurin jireen dhisamaha wadada Ceerigaabo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








