WAR:- DEG DEGA :- GALMUDUG OO GABI AHAANBA ALBAABADA U LAABTAY GAROONKA DIYAARADAHA EE GAALKACAYO +SABABTA

0

Gaalkacayo (Arabsiyo News) Masuuliyiinta ugu sarsarey maamullka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaanba uu xidhan yahay garoonka diyaaraduhu ka haadan ee magaalada Gaalkacayo.maamullka-galmudug

Taasi oo maalinkii shalay ahaa ay ciidamada cirka ee Maraykanka iyo iyo PS Puntland uga soo duleen Maamulka Galmudug.

Waxaana gabi ahaanba magaalada Gaalkacayo hadheeyay banaan bax looga soo horjeedo duqaymihii maalinkii shalay loogeystay.

Loogana dilay in ka badan toban askari iyo gaadiid ciidan oo ay tiradoodu badneyd arintanina waa markii koobaad ee ay ka dhacdo madashan.,