Wasiir Cukuse Oo Dalka Ka Dhoofay Galab Nimadii Shalay Una Anbabxay Dhankaa Iyo Qaarada Yurub Iyo Sababta Ka Danbaysa Safarkiis .

0

Hargeisa(AN)Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Soomaliland Ayaa Dalka Ka Dhooofay Isagoo Usii Jeeda Dalkaasi Uk Sida  Wararka Warbaahinta Hargeisa news Helaysana Tilmaamaamayaan Inuu  Hor Dhac U yahay Waftiga Madaxwaynaha Ee Ku Sugan Dalka Isku Taga Imaaraatka Carabta Ee Kusii Jeeda Dalka Uk .

Madaxwaynaha Ayaa La Filayaa In Dharaaro Kooban Ku  Sugnaado Imaaratka Carabta .
Wasiir Cukuse Usii Gogol Xaadho Waftiga Madaxwaynahana Kulamana Lasii Qaato Jaaliyada Soomaliland Ee Uk.