Daawo Badhasaabka Gabiley Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ay Maalmahan Danbe Si Wayn U Hadal Hayeen Bulshada Reer Gabiley

0

Gabiley (AN) Badhasaabka Gabiley Xamse  Maxamed Cabdi Ayaa Waxa Uu  Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ay Maalmahan Danbe Si Wayn U Hadal Hayeen Bulshada Reer Gabiley Kuwaasi Oo sheegaya In Badhasaabku Gabiley Ku Tilmaamay Inay Ka Tirsan Tahay Caasimada somaliland Ee Hargaysa

Arabsbiyo.net

Office Gabiley