Hargaysa(AN) Gudoomiye Xisbiga talada haye ee Kulmiye ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi ayaa kahadlay munaasibadii lagu soo gunaanaday diwaangalinta
“Waligeed lama arag mucaarid diidan in doorashada laga qabto dalka”Muuse Biixi Cabdi
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








