Muqdisho{AN}-Madaxweynahii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa Lagu Wada In Uu Maalinta Barito Ah Ku Dhawaaqo Musharaxnimadiisa.Xilka Madaxweynenimo Ee Soomaaliya.

Waxaana Aad Loo Adkeeyay Amaanka Guriga Uu Ka Dagan Yahay Magaalada Muqdisho.
Musharaxnimada Shariif Xasan Ayaa Laga Yaaba Inay Wax Weyn Ka Badasho Nidaamka Maamul Ee Soomaaliya.
Dhawaan Ayay Aheyd Markii Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay ,Garoonka Aadan Cade Shariif Xasan.
Muqdisho Office
Arabsiyonews@gmail.com








