MAXKAMADA SARRE EE SOMALILAND OO GOOR DHOW KU DHAWAAQAYSA GO,AANKA DACWADA GARABYADDA XISBIGA UCID

0

Hargaysa {AN}–Maxkamadda Sarre Ee Somaliland Ayaa La Filayaa In Ay Goor Dhow Ku Dhawaaqdo Dacwada Ama Go,Aanka U Dambeeyay Ee Laga Gaadhayo Muranka U Dhexeeya Masuuliyiinta Xisbiga Ucid.

aadan-xaaji-cali

Lama Saadaalin Karayo Ga,Aanka Maxkamadda Sarre Waxaa Uu Noqon Doono.

Geesta Kale Go,Aanka Ayaa Waxaa U Dhag Taagaya Taageerayaasha Iyo Guud Ahaan Shacabka Somaliland

Waxaana La Eegayaa Waxa Uu Noqdo.

Goor Dhow Fillo Ga,Aankaas Oo Kala Soco Arabsiyonews.com

Mahadsanidiin