”Wadani ma waxa uu dacwada Maxkamada Sare ka gudbiyey G/Wakiilada mise Kulmiye iyo Madaxtooyada”Muuse Biixi Cabdi

0

Hargaysa(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaas Muj Muuse Biixi Cabdi oo maanta kahadlay Munaasibad lagu soo dhaweynayey tageerayaal ku soo biiray Xisbiga talada haye ee Kulmiye ayuu Gudoomiyuhu waxa uu kahadlay balamo uu Gudoomiye Ciro kaga baxay heshiiskii sadexda Xisbi qaran

”Wadani ma waxa uu dacwada Maxkamada Sare ka gudbiyey G/Wakiilada mise Kulmiye iyo Madaxtooyada”Muuse Biixi Cabdi

Halkan Kadaawo hadalkii Gudoomiye Muuse Biixi oo dhamaystiran

Arabsiyo.net
Hargaysa Office