Gabiley(AN) Qaar Kamid Ah Odayaasha Waxgaradka Aqoonyanka iyo Haweenka Ku Nool Hargaysa Ayaa Sida Fiinta Uga Qayliyay Dhul Si Sharci Daro Ah Loga Qaatay Ilma Xaaji Ibraahin Naaleye Oo Ah Iyagu Dadka Iska Leh Dhulkasi Kuwaasi Oo Uu Ku Qabsaday islamarkaasina Uu Si Sharci Daro ah Uga Qaatay Masuul Ka Tirsan Madaxtoyada Waxana Sida ay Sheegen Uu U Adeegsaday Shaadh Dawladeed
Halkan Kaga Bogo Muuqaalkasi
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








