ArabsiyoNews—Xukumada Somaliland waxa ay sheegtay in hadiiba beesha caalamku ay qaadato go,aanka ah in aan la kala qaadin labada doorasho isla markaana ay bixin waydo kharashka lagu galaayo doorashada ay xukumad ahaan is dabari doonaan.
Sidaa waxa sheegay DR Sacad Cali Shire Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo la hadlaayay Tvga Star.
halkan Ka Daawo Muuqaalka
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com








