“NINKII ODAYGA AHAA EE FAYSAL WUU ISKU QAAWIYEY MEESHII,LOOYARADIISIINA BEEN QAAWAN OO QAYAXAN AYAY HALKAASI SOO DHIGEEN,”JAMAL CALI XUSEEN.

0

Iyada oo maanta si rasmi ah ay uga furan Maxkada Sare ee Somaliland Dhagaysiga Dacwadii u dhaxaysa Labad dhinac ee isku haya Siyaasada Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa waxa sida wax u dhaceen dhiniciisa ka waramay musharaxa Xisbigaasi oo hogaa,inaya garab ka mid ah labad dhinac ee is haya Mudane Jamaal Cali Xusseen.

Halkan Ka Daawo Muqaalk.