Wararka Daawo Kumanaan Kamid ah Dadwaynaha Magaaloyinka Gabiley Iyo Togwajaale Ayaa Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaada Ciidul Adxa By admin - September 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gabiley(AN) Kumanaan Kamid ah Dadwaynaha Magaaloyinka Gabiley Iyo Togwajaale Ayaa Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaada Ciidul Adxa iyadoo Ay Kala Qayb Galeen Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Maamulada Magaalooyinkasi Arabsiyo.Net Office Gabiley