LIVE:- U Daawo:-Ruushka Oo Dhoolatuskii Milatari Ee Ugu Weynaa Manta Soo Bandhigay Ka Dib Daandaansi Ka Dhaxeeyay Mareykanka, Dowlada Ruushka oo maalmihii ugu dambeeyay daandaansi kala dhaxeeyay Mareykanka, ayaa soo bandhigay dhoolatus milatari kii ugu weynaa tan iyo sanadkii 2014, wuxuuna dhoolatuskaan ku koobnaa badda iyo cirka, waxaana ka qeyb qaatay 12,500 ciidan








