Wararka Dhacdo Yaab Leh Wadnihiisa Waxa uu ku Sitaa shandada Laptop ka By admin - September 6, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa inanka xubinta wadanaha ee jidhkiisu ku shaqaynayey ku sita shandadii Computer-ka.