WAR DEG DEG AH WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOMALILAND YAASIIN FARATOON OO SOO SAARAY AMAR DEG DEG AH IYO CIDA AY KU SOCOTO.

0

Hargaysa {AN}-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland yaasiiin Faratoon ayaa soo ssaaray wareegtadiisii ugu horeysay waxaanu amarkani uu soo saaray fariin ugu dirayaa gudoomiyayaasha gobolada Dalka.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaana wareegtadiisa uu soo saaray ku sheegay in gabi ahaanba uu mamnuucay caleemo saarka salaadiinta cuqaasha cusub ee lagu caleemo saaray gudaha somaliland,kuwaasi oo sanadihii ugu danbeeyey dalka kusoo badanaayay.

Amarkani uu soo saaray Wasiir Faratoon ayaa waxa hore dhowr wareegto ugu soo saaray Wasiirkii ka horeeyey ee Cali Maxamed Warancade inkasta oo aanay waxba ka suuro galin amaradaasi uu Wasiirkii ka horeeyey soo saaray.

Halkan Ka Akhriso Wareegtada Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Faratoon

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com