Daawo Muuqaal:Oday Reer Berbera ah Oo Sheegay in Magaca Siilaanyo u Bixiyay Madaxwaynaha Somaliland

0

Berbera(AN)Nin Oday ah oo lagu magacaabo Cabdulaahi Xaashi Nuur sheegayna in uu adeer u yahay Madaxweynaha Wakhtigan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaasheegay in uu adeer u yahay Madaxweynaha ahaana ninkii isagu magaca u bixiyey Naanaysta Siilaanyo