Laascanood(AN) Wasiir kuxigeenka Cadaalada S/land YuusufAxmed Faarax (Aflahar) ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascanood isagoo Wasiirku ku sugan Magaalada Laascanood ayaa waxa uu kahadlay khasaaraha ka dhashay rabshadihii ka dhacay
Halkan Ka Daawo Shirkii Jaraaid oo dhamaystiran
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








