Qaahira(AN)Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Magalada Qaahira ee Dalka Masar Kulan Kula Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Masar Saamax Shukri
Talafishan laga leeyahay Dalka Masar ayaa Baahiyaay Socdaalka Dalka Masar ku yimid Wasiirka Arimaha dibada S/land waxanu sheegay Telefishanku in ay labada masuul ka wada Hadleen Sidii Somaliland looga Tageeri laha Goni Isku taaga , iyo sidii dalka Masar ay somaliland uga Caawin lahaayeen dhanka waxbarashada Iyo Dhaqaalaha
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








