Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha S/land oo wacad kumaray lix goobood oo diwaangalinta lagu muransanaa

0

Hargaysa(AN) Wasiirka Arimaha Gudaha S/land ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskii wacad ku maray  lix goobood oo muran diwaangalinta ka jiray