Hargaysa(AN) Madaxweynaha JSL MdAxmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Wasaaradda arimaha dibada iyo Gudigii Ictiraaf Raadintu ku soo bandhigeen Heerka ay dalka gudihiisa ka marayso taageerada Aqoonsiga Somaliland.
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








