DEG DEG :- ABWAAN HADRAAWI OO KA HADLEY XAALADIISA CAAFIMAAD + MUUQAAL.

0

Burco (Arabsiyo-News):- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi   oo ku nool magaalada Burco  ayaa waxa uu ka hadley xaaladiisa Caafimaad oo mudooyinkii ugu danbeeyey la sheegaayey in ay aad u liidato

abwaan hadraawo

Abwaanka ayaa waxaa uu sheegay in uu xanuunku nolasha ku dhex jiro balse isagu uu hada xanuusanaayo allehna uu ka baryaayo in uu caafimaad sareeec ah siiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan