XUJAAJTII UGU HOREYSAY EE SANADKAN SOO XAJI DOONTA OO MAANTA KA DOOFAY MADAARKA DIYARAHA EE HARGEYSA + TIRADOODA + (SAWIRO).

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):-  Dufacadii Ugu horeysay ee xujaajta sanadkan soo xaji doonta  ayaa waxa ay maanta ka dhoofeen madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa .

x1

Xusaastan oo ay tiradoodu aheyd 194 ayaa waxaa madaarka Cigaal International Airport  ku sii sagootiyey masuulyiinta madaarka Hargeysa oo ay ka mid yahiin agaasimaha wasaarada duulista , wasiirul dawlaha wasaaradasi , Maaamulaha madarka Hargeysa iyo masuulyiin kale .
x2