MADAXWEYNE SIILANYO OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA ADHI CADEEYE EE GOBALKA SOOL + (SAWIRO).

0

Adhi Cadeeye (Arabsiyo-News):-  Madaxweynaha Somaliland ayaa gaadhey degmada Adhi Cadeeye ee gobolka Sool halkaas oo ay shacabka ku nooli ku qaabileen soo dhoweyn balaadhan.

s1

shacabka degmadaas ayaa si weyn uga hor yimid madaxweynaha Somaliland,iyaga oo sii taagnaa kuna sugaayey meel  duleedka ka ah Magaaladasi a Adhi Cadeeye

s4

Waxa kale oo halkaasi is qabsaday calanka Somaliland oo oo ay dadku ku jeeni qaarnaayeen.
s2s3
s5s6