Gabiley(AN)QaarKamid ah Salaadiinta, Cuqasha Iyo Dhalinyrta Reer Gabiley Oo U Istaagay Inay Cod Dheer Kula Hadlaan islamarkaasina ay Baaq Ugu Diray Umada Muslimiinta ah In ay Soo Caawiyaan Maxamed salaada Oo Ah Wiil Dhalinyaro ah Islamarkaasina Xanuun La Daala Dhacaya
ACCOUNT NUMBER 0655
NUMBER Zaad 0633105235
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








