Wasiir Xaglo Toosiye oo Buuhoodle Gaadhay Iyo Khudbad adag oo uu ka Jeediye

0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.