Arabsiyo News—Shaqaalaha muruq-maalka ah ee dekeda berbera gaar ahaana shaqaalaha rarista iyo dejinta dekeda ayaa si adag uga soo horjeestay go’aankii ay dhawaan golaha wakiiladu ku ansixiyeen heshiiska dekeda berbera ee Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








