War Deg Deg Ah:- Ciidan Xoogan Oo Wadooyinka Hargeysa Lagu Daadiyey Iyo Heegan Amni Oo La Galay + Maxaa Soo Kordhay
Magaalada Hargeysa inta badan wadooyinka waawayn iyo meelaha Luuqyada ama surinka ah waxa lagu soo daadiyey ciidamo koox koox u socda oo RRU Iyo Polis iskaashanaya ah
Lama garan karo sababta keentay arintan balse mudo saacad gudaheed ah ayaa lagu arkay Ciidan xoogan oo wadooyinka Tubay iyo xaalada oo is bedeshay
Shacab badan ayaa is waydiinaya xaalada so korodhay mana jiraan cid arintan ka hadashay marka la eego Taliska Ciidanka Iyo Wasaaradda Hawshani khusayso
Wixii warar soo kordh kala soco Websiteka caalamiga ah e ArabsiyoNews.com









