Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu bananka soo dhigay heshiisyo iyo dalal ay ka hawl gali jirtey shirkada Dp World oo laga saaray ka dib markii ay ku fashilantey

Shirkadan oo ay xukuumada Somaliland ay dhawaan la soo saxeexatey heshiis ay ugu gacan galineyso dekada Berbera .
Waxaa uu sheegay xildhibaanku in ay jiraan mandaqadeenan laba dawladood oo laga saaray shirkadan oo ay ka mid yahiin Yemen Iyo Djibouti
Sidoo kale Xildhibaankan ayaa sheegay in dalalkaas laga saaray uu ka mid yahay dalka Senegal
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








