Daawo Muuqaal:-Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Oo Ka Hadlay Wadda Hadal Uu Somaliland La Furay

0

Hargaysa(AN)Mas’uuliyiinta Maamulka Khaatumo ayaa si buuxda u shaaciyey inay Wadahadallo la billaabeen Somaliland, kaddib kulan Dhex-maray Wasiirro ka Tirsan labadan maamul Todobaadkii lasoo dhaafnay, kaas oo ka dhacay oo ka dhacay magaalada Caynabo ee Gobolka Sool.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in ay dan u tahay Wada-hadal dhexmara labada maamul, taasoo uu sheegay in ay sidoo kale dani ugu jirto dalalka Afrikada Bari.

Arabsiyo.net

Office Gabiley