War deg dega Xukuumada S/land iyo kooxda khaatumo oo wadahadal uga furmay Magaalada Caynabo iyo Aragtiyaha ku xeeran

0

Caynabo(AN) kooxda Khaatumo oo daboolka ka qaaday wadahadal udhaxeeya  Xukuumada S/land kaasi oo ka furmay Magaalada Caynabo ,Waraysi uu sii yey Tvga Somnews  mid kamid ah siyaasiyiintii dhanka Kooxda Khaatumo uga qayb galaysa wadahadalada ayaa ka hadlay dhinacyada ay khu sayso

Halkan Ka DaawoArabsiyo.net

Arabsiyonews@gmail.com