Daawo Barmaamij kooban oo taabanaya taariikhda soo jireenka ah ee dekeda Berbera iyo muhiimada Maalgashiga Dekeda oo lagu waraystay Masuuliyiin kala duwan oo muxaafid iyo mucaaridba leh, muujinayana baahida loo qabo in horumar wax ku ool ah Marsada Berberi tebayso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








