ArabsiyoNews–Ku xigeenka xeer ilaaliyaha Noor Rachmad waxa uu sheegay in seddax kamid ah dadkaasi ay Nigeriya ka soo jeedaan, midna uu u dhashay Indonesia.
Waxaa dadkaasi lagu dilay toogasho ay fuliyeen koox kamid ah askarta dilalka fulisa.
Horraantii isbuucaan, xeer ilaaliyaha guud ee dalka Indonesiya, waxa uu sheegay in 14 qof oo u badan ajaaniib la dili doono.
Ehellada, dowladaha caalamka, iyo kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha waxa ay dalka Indonesiya ka codsadeen inaysan dilin maxaabiista.
Source: BBC
Arabsiyo Desk









