Hargaysa(AN) war deg dega Ciidamada S/land ayaa xabsiga utaxaabay Suldaan Cali Saleebaan kana mid ah Salaadiinta Gobolka Saaxil ,Suldaanka oo maalmihii udanbeeyey Hormuud ka ahaa Shirkadda Baxarasaafka,waxaana ka hadlay xadhiga Suldaanka Afhayeenka Ciidamada Booliska S/land
Arabsiyo.net
Hargaysa Office








