Gabiley(AN) 15 Dhakhatiir Ajaaniba ah islamrkana Ku Takhasusay Xanuunada Kala Duwan ayaa Soo Gaadhay Magalada Gabiley Dhakhaatiirtani Shaqad ay Qabanayeen oo Ahayd inay
Shacabka Reer Gabiley U Fidiyaan Adeegyo Caafimad Oo Lacag La Aana Waxana Ka Faaidaystay Adeegasi Caafimad 700 Oo Qof
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








