Daawo:Xildhibaan Mahdi Xaashi Oo Sheegay In Mid Kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Udiga Rogtey In Uu Saxaafada Kamid Noqdo

0

Gabiley(AN)Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo Golaha Deegaanka Gabiley ka mid ah ayaa sheegay in uu mid Golaha Deegaanka Gabiley Kamid ihi Uu Saxaafada Uga diga Roganayo Xidhibaanimadii Golaha Deegaanka Gabiley

Waxanu Leenahay Wll Hadii Aad U Baahantahay inad Saxaafada Ku Biirto Saxaafadu waa Ku Diyaar Wad Ka Qaybgali Kartaa Lakiin Qofka Xildhibaan Loo Igmaday In Uu Shaqadii Bulshada UQabto Weyaan Ee Inuu Facebooka Dul Fadhiisto Maaha Ee Umada Ha Inaga Wareerinin Waxanan Leenahay Hormarka Kasoo Qaybgal
Halkan Kaga Boggo Muuqaalkaas Oo Dhamaystiran

Arabsiyo.Net

Office Gabiley