Gabiley(ANe)ciise sheekh muxumed warsame oo ah masuul ka howlgala magalada gabiley ahaana isduwihii hore ee gabiley ayaa si adag uga hadley qorshaha lagu banananayo wadooyinka ka baxa magaalada gabiley ee dhexmara beeraha hareeaha ka xiga magaladaasi oo ay dowlada hoose ee gabiley usamaynayso qorshe magaaleed waxanu dhaliilay xildhibaan ka tirsan golaha degaanka gabiley iyo mid mid kamida wasirada gobolka gabiley ugu jira xukumada dhexe
ciise sheekh muxumed waxa uu difaacay eedaymo loo soo jeediyay mayarka gabiley.
halkan hooose ka dawo muuqaalkaasi
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com
Source FOoore








