Burco (Arabsiyo-News):- war deg deg ah oo soo gaadhaya warbaahinta ayaa waxa ay sheegayn in goor dhaweyd uu mudaharaad ka bilowdey magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer .
Mudaharaadka ayaa waxaa uu ka socda Siirooga
Magaalada Burco , Gobalka ila Biriish waxaan dadka mudaharaadka dhigayaa ay ka ay yahiin qaar ka biyo diidan xukunkii dhawaan lagu ridey dadkii loo haystey dilkii taliyaha qeybte ee Gobalka Saaxil Marxuum Ganshaale Casayr .

Waxaaana uu mudaaraadkani dabo Socdaa mudaharaadyo xalay ilaa shalay ka dhacaayey magaalooyinka Sheekh iyo Berbera .
Wixii Warar soo kordha anu idinla socodsiin Doonaaa ArabsiyoNews.com








