Dr. Aaden Beleloo Oo Loo Magacaabaty Safiirka Djibouti Ee Muqdisho

0

Hargeysa(AN}-Madaxweynaha dalka Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele ayaa toddobaadkan safiirka cusub ee Muqdisho u magacaabay Dr. Aadan Xasan Aadan (Beleloo) oo hore u ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta ee Djibouti.

Xayaysiis By Abdifataah

Madaxweyne Geele ayaa Dr. Beleloo u magacaabay inuu noqdo safiirka Djibouti u qaabilsan dalka Somaliya, waxaanu hadda ka dib noqon doonaa safiirka Djibouti u jooga dalka Somaliya.

Bahda  Arabsiyo News  waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa safiir Aaden oo ay Alle uga baryayaan inuu xilka u fududeeyo.