ArabsiyoNews:-Raysal wasaraha turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in shaqo joojin lagu sameeyey in ka badan 1500 oo ahaa gudoomiyayaasha jamacadaha dalka turkiga kuwaasi oo lala xidhiidhiyey afganbigii dhcisoobay ee jimcihii ina dhaafay lagu sameeyey xukumada turkiga ee uu hogaamiyo ordugan
Sidoo kale waxa uu sheegay mr Binali Yildirim in iayana shaqo joojin lagu sameeyey 15.200 oo macalin
Hore turkiga ayaa ugu eedeyey inu inqilaabkasi ka danbeeyey wadaad magangalayada u jooga dalka maraykan ee Fathullah Gulen oo iasgu warkaasi beeniyey shegayna inaanu waxba ka ogayn inqilabkaasi








