Hargeysa (Arabsiyo-News):- Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta ka hadley muddo kordhin la sheegay in loo sameynaayo Madaxweyne Siilanyo

Muj.Muuse Biixi ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada iyo xisiga Kulmiye ay diyaar ka tahay in doorashada la galo xataa hadii ta golaha wakiilada la dhameyn waayo arimaha ku xeeran
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com








