Ankara {AN}— Daawo Gudoomihii Hore ee Xidigaha geeska Abwan xasan dhuxul laabsaalax oo ku sugan dalka Turkyga gaar ahaan Ankara aya ka warbixinaya xaalada uu turkigu galay, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa
“Magaalada Ankara Dusheedu aadbay u casaatay warakuna waxay sheegayan inay istaanbuul rasaaasi ka socoto”
halkan hoose ka daawo warbixintaasi
Abdifataah Mohammed Giryaad
+252-63-4654654
Arabsiyonews@gmail.com








