Gabiley(AN) Wasiir Cali Maxamed Waran Cade ayaa Maanta Markii ay Kasoo Noqden Safarkii ay Ku Tageen Dawlada Deegaanka somalida Ethiopiya Ka War Bixiyay Kulanadii Ay La Qaaten Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka somalida Ethiopiya Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Masuuliyiintii Kale Ee Dawlada Deegaanka somalida Ethiopiya Waxanu Sheegay In Ay Dawlada Deegaanka somalida Ethiopiya Ka Codsadeen Islamarkaasina ay Kasoo Sii Daayen Dad Kale Oo Reer Somaliland Kuna Jiray Jeelasha Dawlada Deegaanka somalida Ethiopiya Halkan Kaga Bogo
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








