DAAWO: Diktaatoorka Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, (Xogta Dahsoon)‏

0

Diktaatoorka Ka arimiya Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un  oo la dadka badankiisu aaminsan yahay in uu argagax geliyo dalkiisa iyo qaybo kale oo caalamka ka mid ahba ayaynu kaga hadli doonaa barnamajkeenan xogta dahsoon.