Hargeysa (Arabsiyo-News):- Madaxweynaha jahuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu iminka xafiiskiisa ee qasriga madaxtooyada kula hadley warbaahinta

Madaxweynaha ayaa waxa uu ugu horeyn uu hanbalyo munaasibada ciidul fidriga awgeed u dhiray dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan bulshada rer Somaliland waxaana uu madaxweynuhu alleh ka baryey in sanadkan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo
Dhanka kale madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray beelaha ay dhawaan dirirtu ku dhex martey deeganka Dharkey-geeyo ee gobalka Sool waxaana uu ugu baaqay in ay dagaalkasi joojiyan isla markaana ay nabada qaatan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








