Gabiley(AN)Dadwaynaha ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa ku war helay si kadis ah Madaxweyaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka tukaamaynasanaya suuqyada waawayn ee magaalada
Hargaysa,waxaanay ku noqotay fajiciso iyaga oo aan uga baran,waxaana uu lagu arkay Suuqa Waaheen,Xaafadaha Jigjigayar,Xero Awr,Idaacada iyo xaafadaha kala duwan ee mgalaada Hargaysa.
Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka Warka
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








